Site icon Qaamuus

ereyga

Cirbadhiibso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid. ld ciridhiibso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirbadhiibso

cirbadhiibsasho | ciridhiibso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version