Site icon Qaamuus

ereyga

cirbataagid
(m.f.dh)

eeg cirbataag². ld cirbataag¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cirbataagid

cirbataag [m.l]
Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbataagid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version