Site icon Qaamuus

ereyga

Cirboor

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dabayl xoog badan, boor iyo qashin sidata, socota iyadoo isku dhex wareegaysa, samada isku taluulisa oo roobaka laga saadaaliyo. ld cirwareen.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirboor

qode |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version