Cirdaloolo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cirka oo daruur roob wada qarisay, meel yar oo ka bannaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirdaloolo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg