Site icon Qaamuus

ereyga

Ciribtir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.

Ciribtir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax jiritaankiisa baaba'ay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciribtir

baabba' | baabba' | baabbi'i | tafiirgo' | ciribtiran | ciribtiran | ciribtirid | ciribtirmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version