ciribtirmid
(m.f.dh)eeg ciribtiran¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciribtirmid ↴
tafiirgo' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
Wax ciribtirmid.
salguur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax ciribtirmid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg