Cirir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Godka laba iyo labaatanaad ee dayaxu fariisto. 2. Xiddig dayaxa la fariista xilliga jiilaalka. 3. Qof adadag oo ayaan badan oo dhashay xilliga xiddiggaas.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirir ↴
jid-dhiriqle | jidgabaarre | meecaad | miscirir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg