Cirjeex
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Meereyaasha kan ugu weyn oo u dhexeeya farraare iyo raage; mushtar. ld cirjiir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirjeex ↴
cirjiir | farraarre | mariikh | meere | mushtar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg