Site icon Qaamuus

ereyga

Cirrid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Hilibka ku yaal labada fuq ee afka nafleyda oo ilkaha haya.

Cirrid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Sooh xiriirka iyo xuubka daboola (mucous membrane) oo isku haya ilkaha iyo daamanka.

Cirrid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld cirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirrid

yerid | yirid | cirid | cirridbaar | cirridbaarid | dibin | malax-dareer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version