Ciso-la'aan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) La'aanta ama joogsashada caadada (dhiigga) ay dumarku bishii mar helaan. Caado ma laha gabdhaha aan baaluqin, dumarka uurka leh ama caano laga nuugayo iyo kuwa dhalmo dayska ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciso-la'aan ↴
ciso-la'aan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg