Colaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dareen nacayb iyo isdiidmo ku jira oo laba qof ama ka badan isu hayaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga colaad ↴
aafo | nabaaddiino | nabad | nabad | nabaddoon | nabdi | oog | ummuladdoox | waanwaan | ba'an |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg