Site icon Qaamuus

ereyga

Colguri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Naag la qabo oo dhibaato badan. 2. Xuguf iyo isnaceyb ka dhexeeya dad ehel ah oo meel ku wada nool; dagaal sokeeye.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga colguri


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version