Conqor
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-ro, m.l)Biyaqabad yar, aan hoos u dheerayn oo dhadhaab dusheeda ku yaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga conqor ↴
conqorree | conqorreyn | conqorreysan | conqorreysnaan | conqorreysnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg