coomow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -oowday; -oobi)Gabar, wax da'weyn oo la guursan waayey noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh coomow ↴
coomoobid [m.f.dh]
eeg coomow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg