Site icon Qaamuus

ereyga

Cudur-aqoonsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Aqoonsiga cudur oo uu takhtarku ku gaaro: wareysiga bukaanka, astaamaha cudurka iyo baaritaan sheybaar iyo raajo iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cudur-aqoonsi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version