Site icon Qaamuus

ereyga

Cudurdaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Sababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.

Cudurdaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

U c.: sababta arrin kalliftay sheegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cudurdaar

cudurdaarasho | cudurdaarid | cudurdaaro | macduur | marmarsiinyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version