Site icon Qaamuus

ereyga

Cuf-isjiidad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Isa soo jiidashada ka dhexeysa laba walax kasta oo jira.

Cuf-isjiidad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Ifafaalaha la xiriira xoogga soo jiidashada dhulku uu ku hayo walax kasta oo cuf leh, taalana oogada dhulka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuf-isjiidad

dhusinraac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version