Site icon Qaamuus

ereyga

cumri
(m.l)

ld cimri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cumri

da' [m.dh]
1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool. duq, da'aad

raaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax cumrigooda dheerayn. 2. Wax daahin.

cimri [m.l]
Inta sano ee wax jiraan. ld cumri.

noolow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laaday, -laatay)
1. Wax cumri dheer yeeshay noqosho (nafley). 2. Cid barwaaqoobid. 3. Ka n.: wax ka haqab beelid (cid). 4. Ku n.: cid wax kale nolosheedu ku xirantahay noqosho. 5. Ku n.: cid meel deggan noqosho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version