Site icon Qaamuus

ereyga

cumuqcumuq
(m.dh) (-qyo, m.dh)

Hadal diidmo aan caddayni ku jirto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cumuqcumuq

cumuqcumuqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hadal diidmo aan caddayni ku jirto dhihid. ld cumuqcumuqleh.

cumuqcumuqleh [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lahaa, -lahayd)
ld cumuqcumuqlee.

cumuqcumuqleyn [m.f.dh]
eeg cumuq-cumuqlee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version