Site icon Qaamuus

ereyga

Cun

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

1. Cunto quudasho. 2. Qaniinyo wax ku yeelid. 3. Cayayaan, nafley dhiig ka jaqid. 4. Cid il wax ku yeelid. 5. Ciyaar turub haad, haad kale oo ka adag ku qaadasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cun

aad | baabasiir | xaab | haad | jaad | caabuq | aaladee | maacuun | yaahuu | yaanyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version