Site icon Qaamuus

ereyga

Cune

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.dh)

1. Dhuunta cunnadu marto oo isku xirta afka iyo caloosha xaggeeda sare. 2. Wax cuna; cunaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cune

xabag | booc | boolicune | daaqcune | garcuneed | giddicune | hilibcune | merji | wax-walba-cune |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version