Cunnaddiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qof aan cuntada ka cuni karin inta caadiga ah. 2. C. ah: ilmo yar oo aan cuntada si caadi ah u qaadan. ld cunnaddiidis, cuntaddiid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunnaddiid ↴
cunnaddiidis | cuntaddiid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg