Cunsur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(canaasiir/-rro, m.dh) Meesha wax asalkiisu ka soo unkamay.
Cunsur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.l)Dhibaato waxyeello weyn geysato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunsur ↴
canaasiir | cunsurguuri | cunsurguurin | cunsurguuris | saddexan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg