Site icon Qaamuus

ereyga

Cuqdad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Meel ciriiri ah.

Cuqdad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

(c.naf) Cudur nafsaani ah oo qofka ku beera shaki iyo kalsooniddarro uu ka qabo naftiisa iyo dadka kaleba. ld cuqdi, cuqdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuqdad

cuqdadayn | cuqdadee | cuqdadlow | cuqdi | cuqdo | dhimir-daaweyn | qab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version