Site icon Qaamuus

ereyga

Cur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun. 2. Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cur

qaaban | jaad | raabiya | naaf | kaaftoon | kaalsiyam | maanganiis | naatariyam | ogsajiin | ogsajiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version