Site icon Qaamuus

ereyga

Curan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.

Curan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax neeftu ku xirantay noqosho (san).

Curan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax neeftu ku xirantay ahaansho (san).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curan

qaan | ugub | ugub | boojaal | ceesaan | curmid | curnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version