Site icon Qaamuus

ereyga

Curdan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin. 2. Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curdan

jaad | balag | barooro | cambuul | cardun | cargo | curdansad | curdansasho | curdansi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version