Site icon Qaamuus

ereyga

Curi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax aan hore u jirin samayn, sida maanso, muusika iyo qoraal allifid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curi

kaaftoon | kaalsiyam | maanganiis | naatariyam | ogsajiin | ogsajiin | raadiyoom | unug | urur | xaddiid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version