Site icon Qaamuus

ereyga

Curraaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

1. Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye. 2. Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.

Curraaf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.l)

Neef ido ah dheddig oo laf yar.

Curraaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Cid sixrid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curraaf

cunsurguuri | curraafee | curraafeyn | curraafi | curraafid | curraafin | curraafis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version