curre
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)Bisad ama mukulaal lab. ld curri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curre ↴
curcurrey [m.dh]
Shimbir qoolleyda u eg kana yar.
curri [m.l]
ld curre.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg