Site icon Qaamuus

ereyga

Curuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. Laab ama guntin yar oo gala wax la tolayo. 2. Xanuun yar oo laga dareemo murqaha iyo seedaha kolka fadhi lagu raago. 3. ld curqid.

Curuq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rqay, -ruqday; -rqi)

1. Shay la tolay ama la falkiyey guntiin yeelasho. 2. Kaddib markii fadhi lagu raago xanuun yar murqaha ka dareemid. Tus. “Lug baa i curuqday”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curuq

curqid | jimicsi | lugabaxso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version