Cusbo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
Cusbo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(kiim.) Iskudhis ka kooban xidishe asiidh iyo mid beys, ama iskudhiska samaysma marka biri la falgasho asiidh ee haydarojiinta si buuxda ama dhiman loo barabixiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cusbo ↴
naatariyam-koloraydh | nabar-kul | badweyn | balaasma | carree | carro | cusbaansho | cusbaysan | cusbee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg