Cuskug
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Fadhi gacmaha la laabto oo aan waxba la qaban. 2. ld cuskugid.
Cuskug
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Meel, hawl la'aan fadhiyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuskug ↴
cuskugid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg