Site icon Qaamuus

ereyga

Cuslayso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Hawl, arrin iwm wax culus oo dhib leh ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuslayso

cuslaysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version