Cuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan. 2. C. ah: wax badan meel ku wada urursan.
Cuur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Weel aad u buuxin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuur ↴
cuurad | cuuran | cuuran | cuurasho | cuurcuur | cuurid | cuurmid | cuurnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg