Cuwaaf
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cunto yar oo khafiif ah oo la cuno inta u dhexeysa waqtiyada rasmiga ah ee wax la cuno.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuwaaf ↴
cuwaafad | cuwaafasho | cuwaafo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg