daadad
(m.l)ld daadasho. daadasho
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daadad ↴
faaf [m.l]
1. Meesha wabiyadu iyo daadadku ku
fatahaan. 2. ld faafid. faafid
daadasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daado. ld daadad. daado, daadad
daadxoor [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Xumbo saaruq wadata oo ka samaysanta xawliga biyaha, siiba daadadka. 2. Saaruqda daadadka ka harta.
dhacdhac [m.l]
1. Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi. 2. Hal hal u qubasho; daadad. 3. Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg