daaddegid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg daaddeg³. daaddeg
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaddegid ↴
hoobo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
1. Meel taag ah ka daaddegid. 2. Nafley le'asho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg