Daaddihi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Ilmo yar socod barid. 2. Wax si tartiib ah u wadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaddihi ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg