Site icon Qaamuus

ereyga

Daadduumi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Feer, laad iwm cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii, daanduumi, daanduunsii. daadduunsii, daanduumi, daanduunsii

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daadduumi

daadduumid | daadduumin | daadduunsii | daadduunsiin | daanduumi | daanduumid | daanduumin | daanduunsii | daanduunsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version