Daadduun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof cayrnimo awgeed la bayhoofay. ld daanduun¹. daanduun
Daadduun
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld daanduun². daanduun
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daadduun ↴
daadduumi | daadduumid | daadduumin | daadduunshe | daadduunsii | daadduunsiin | daanduun | daanduun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg