daaji
(f.g/lg2) (-iyay, -isay)1. (f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay. Tus. “Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay”. 2. (f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. ld daaqsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaji ↴
wadaaji [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
1. Dad wax ka dhexeysiin. 2. Wax qaybin.
wadaajin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wadaaji.
barqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo inta aan la maalin subaxii daajin.
daajin [m.f.dh]
eeg daaji. ld daajis, daaqsiin, daaqsiis.
daajis [m.l]
ld daajin.
daaqgee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Xoolo daajin.
daaqsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld daaji.
daaqsiin [m.dh]
ld daajin.
daaqsiis [m.l]
ld daajin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg