daalli
(m.dh)Oori; haweeney.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daalli ↴
daallin [m.l] (-immo/-imiin, m.dh)
Qof dulmi badan.
daallinnimo [m.dh]
Daallin ahaansho.
kadaalli [m.l]
Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.
kadaalli [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed.
kadaalliyid [m.f.dh]
eeg kadaalli².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg