Daandaami
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Feer, laad iwm cid ku wareerin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daandaami ↴
ciirciir | daandaamid | daandaamin | daandaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg