Site icon Qaamuus

ereyga

Daandheero

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cudur geela ku dhaca oo ka dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu neefku calaliska ku dhibtoodo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daandheero


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version