daaqad
(m.dh) (-do, m.l)1. Dariishad; khalfad. 2. ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo dhowr go'loo qaybin karo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaqad ↴
bas [m.l]
1. Geeri caadi ah ee ku timaaddo qof tiisii gashay. 2. (-sas m.l) Baabbuur weyn oo dedan oo daaqada muraayado ah iyo kuraas leh oo rakaabka qaado. 3. Wax gubasho ku dhammaaday oo dambas noqday.
bundad [m.dh] (-do, m.l)
Xirmo dhar ah oo ka kooban dhawr daaqadood.
daaqo [m.dh]
ld daaqad (2).
faseexad [m.dh]
Bir yar oo layskula dhejiyo qalbacyada, albaabada, daaqadaha iwm.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg