Daar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)Guri, shub, dhagax, jaajuur iwm ka samaysan; sar.
Daar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xabad. 2. (-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha ama haanta. 3. (-rar, m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka dhiisha ama haanta. 4. Hilib jiir ah oo sararta inteeda dambe ee araxda xigta saaran.
Daar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax shidid (dab); wax ifid (nal, feynuus iwm). 2. Taabasho; maagid; daandaansi. 3. Qof dilid; qof rayd.
Heydaarin*
Caay ama aflagaado
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Xidaar*
Xushmad, ixtiraam, qadarin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daar ↴
gaadaar | raadaar | tacdaar | tacdaar | tacdaarasho | tacdaarid | tacdaaro | xadaarad | xaddaarad | adaarbiciid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg