Site icon Qaamuus

ereyga

Daaweynta-fiisikaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Qayb daaweyn oo lagu isticmaalo habab iyo qalab fiisikaad si loo daryeelo caafimaadka; waxaana la isticmaala: nal, fallaaraha ultrafayolet iyo infrareed, kul, koronto, riix-riixid, tuujin iyo ciyaaro waxtar ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaweynta-fiisikaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version