Site icon Qaamuus

ereyga

Dabaadi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xilli, intiisa ugu dambeysa. Tus. “Gu'ga dabaadigiisa baa geelu dhalay”. 2. D. ah: neef had iyo jeer xoolaha gadaashooda socda; haraa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaadi

shushub |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version