Site icon Qaamuus

ereyga

Dabacadde

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cayaal, m.l/dh)

1. ld dabcaddeeye. Bahal yar, xoorta le'eg, leh daba dheer oo foodda ka cad oo digaagga laaya. 2. Bahal safanta badda la jaad ah, kase weyn; ganacsi buu galaa oo waa la dhoofiyaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabacadde

dabacaddeeye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version